Wasiir Maareeye oo looga yeeray Baarlamaanka kadib mooshin laga gudbiyay (Akhriso)

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye , kadib markii xildhibaanadaasi ka caroodeen hab dhaqanka Warbaahinta Qaranka. Mooshinkan loogu yeerayo Wasiirka Warfaafita xukuumada soomaaliya waxaa gudbiyay 11-Xildhibaan kuwaa oo dalbaday in Wasiirka la horkeeno Baarlamaanka si ay su’aalo uga weediiyaan shaqada Warbaahinta dowlada. Xildhibaanada golaha … Continue reading Wasiir Maareeye oo looga yeeray Baarlamaanka kadib mooshin laga gudbiyay (Akhriso)